Monthly Archives: October 2013

Pro: Geedii”’ Dalka Madaxweyne iyo Ra’iisal wasaareba waxaa ka ah Xasan Culusow, dalkuna waa sii burburay{DHAGAYSO}.

ibrahim SYL

Pro: Cali Maxamed Geedi ayaa markale ka hadlay siyaasada liiq liiqaysa ee dawladda Daamujadiid, wuxuu sheegay in ciidamadii xooga saraakiishii aqoonta lahayd la buriyey lagana qoray kuwa aan digtoonoow aqoon, dalkana uu bur bur ku sii socdo.

http://horufadhi.com/dhagayso-dalkii-waa-la-qabsay/