Monthly Archives: November 2013

Yusra’s Company, Warsun Communications sued for 40,000,000 and they counter sued and declared bankrupcy

imageimage

Yusra Abrar former CEO and Director of Warsun International Communications Corp. (WITCC) and a Director of Warsun Telecom Services, Inc. (WTSI) was taken to The United States District Court for the Eastern District Court of Virginia, Alexandria Division, by Global Transit Limited (GTL) due to non payment of over 40,000, 000 (forty million dollars).

The Federal Government of Somalia appointed Yursra Abrar as Governor of Central Bank of Somalia, is now investigating these allegations against Yusra. It appears that Yusra had a serious corruption involvement which can have a huge effect on her role on the Central Bank of Somalia. The Government is considering to sack her or force her to resign in order to protect the credibility of the Federal Government who is now doing excellent job in terms of fighting corruption in Somalia.

Read the rest of this entry

Advertisements

Faallo: Is Casilaaddii Guddoomiyaha Bank dhexe ee Somalia

image

Moment Media Ethics 01/11/13 – Barnaamijka New deal amma ay dawladda ula baxday Hiigsiga cusub ayaa ah mid lagula dagaallamayo musuq maasuqa, isla markaana maamulka dalka lagu hagaajinayo, oo la rabo in lala xisaabtamo dawladda iyo hay’adaha deeqda loogu soo dhiibo shacabka. Laakiin weli waxa maamulka Muqdisho hadheeyey boob ay madaxda dawladda qaarkood ka wadaan dalka. Shacabkana lagu ababinayo sheekooyin kale oo aan waxba ka tarayn baahidooda.

Inkasta oo ay magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee gobollada Somaliyaba ay ka soo raynayaan sidii hore, haddana waxa jira musuq maasuq aad u xooggan oo lagu hayo hantida qaranka.
Dhawaan waxa ay hay’adaha deeqda bixiyaa ay soo saareen warbixin lagu lafa gurayo sida ay deeqaha dalka loo fidiyaa ay ugu dhacaan jeebabka mas’uuliyiinta amma ay u garab maraan baahiyaha loogu tala galay ee ay qabaan shacabka Somaliyeed. Warbixintaa oo dad badan lagu eedeeyey ayaa qaarkood ay ahaayeen kuwo waxba kama jiraan ah oo dhan kale loo leexiyey. Waxase ay galaafatay mas’uuliyiin uu ka mid ahaa guddoomiyii Banka dhexe ee Somaliya mudane Abdisalaan Hadliye.

Read the rest of this entry