Monthly Archives: May 2014

War deg deg ah: Madaxweyne Xasan Sheekh oo La Taliye Siyaasadeed u Magacaabay Cali Maxamed Geedi Xili Xildhibaano Badan Ay Ka Dalbadeen In uu Is Casilo

Topnews:-Prof Geedi oo xil iyo lacag kula heshiiyay Damu Jadiid -Bullet Proof

Moment Media Ethics – 10 May 2014: Madaxweynaha Dowladda Muqdisho oo cadaadis siyaasadeed uu kasoo wajahay beesha Caalamka iyo Xubnaha Baarlamanka ayaa Lataliye dhanka siyaasada u magacaabay Raysulwasaarihii Hore Cali Maxamed Geedi oo ay isku beel yihiin.

Read the rest of this entry

Advertisements