Monthly Archives: July 2014

XOG: Siyaasigii iibsaday badda Somalia oo noqday la-taliyaha XASAN SHEEKH

XOG: Siyaasigii iibsaday badda Somalia oo noqday la-taliyaha XASAN SHEEKH

Somali Arguments  – 25 Jul 2014:

Muqdisho – Somaliarguments – Ilo wareedyo ka tirsan Madaxtooyada Somalia, ayaa inoo xaqiijiyay in Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud uu La-taliyaashiisa kusoo biiriyay Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ahaa shaqsigii bilaabay iibsashada Badda Somalia.

Xasan Sheekh oo isagu maalmahaani lagu eedeynaayay inuu saxiixay in qeyb ka tirsan Badda Somalia lagala doodi karo Dowlada Kenya, ayaa waxa ay tani sii abuureysaa shaki hor leh.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ay wehliyaan Cumar Cabdirashiid, Ibbi iyo Shariif Xasan, ayaa ah dadkii billaabay muranka badda Somalia, kadib heshiis ay la galeen Kenya.

Madaxweyne Xassan ayaa isagu qarinaayo in lasoo shaac bixiyo La-taliyihiisa dhanka badda iyo amuurada Dowladaha dariska la ah Somalia, waxa uuna taasi u sababeynayaa inuu kacdoono kala kulmo dhanka Shacabka iyo Siyaasiyiinta Dowlada ee iyagu aan sidaa usii jecleen Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Dhanka kale, La-taliyahaani cusub, waxa uu imaanayaa xilli Xassan Sheekh uu mudooyinkaani isbedelo ku sameynaayay la-taliyayaashiisa, waxa uuna ka dhigtay shaqsiyaad aan laga jecleen Dalka kuwaasi oo dambiyo Siyaasadeed ka galay Dalka.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa ka tirsan kooxda Al-Islaax, oo ah kooxdii ay Damul-Jadiid kasoo farcantay.

1 – Read More: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qoraal Qarsoodi Shaki badan abuuraya u diray Qaramada Midoobay

2 – Read More: Qoraalkii Khiyaano Qaran oo Qayaxan

Advertisements

CRIMES AGAINST HUMANITY

 

CRIMES AGAINST HUMANITY

Somalis for Accountable Government (SAG) has obtained this documentary video with incriminating evidence on the human rights violations and crimes against humanity committed by the newly appointed Somali Police Commissioner, Mr. Mohamed Hassan Ismail Farah and other high profile individuals.
This is an excerpt of a Canadian Broadcasting Corporation documentary aired on the 5TH Estate on October 7, 1992. The producer Julian Sher and correspondent Victor Malerek profiled three men who managed to slip into Canada as refugees but who had blood on their hands. We learn from this documentary that these 3 men were henchmen for Siad Barre and they committed unspoken cruelty to hundreds of innocent Somalis. Their actions affected the lives of countless people. Their refugee status were eventually ordered “removed” from Canada on grounds that they were war criminals and are subjects of Canada-wide warrant for arrest.

CRIMES AGAINST HUMANITY

CRIMES AGAINST HUMANITY

Madaxweynaha Soomaaliya oo lugu eedeyey shirqoolka weecinta hanti ay Soomaaliya leedahay [Warbixin]

Madaxweynaha Soomaaliya oo lugu eedeyey shirqoolka weecinta hanti ay Soomaaliya leedahay [Warbixin]

Madaxweynaha Soomaaliya oo lugu eedeyey shirqoolka weecinta hanti ay Soomaaliya leedahay [Warbixin]

Muqdisho July16,2014 – [Moment Media Ethics] Warbixin ka soo baxday kooxda Qaramada Midoobay uqaabilsan xayiraada xaga hubka ah ee saaran Soomaaliya iyo Eretria ayaa lugu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud,wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya,Fowsiyo iyo shirkad laga leeyahay dalka Marekanka inay shirqooleen weecinta hanti ay Soomaaliya leedahay.

Kooxda Qaramad Midoobay u xilsaaran dabagalka dalalka Soomaaliya iyo Eretria oo ka kooban siddeed xubnood ayaa shaaca ka qaaday natiijada warbixin ay ku sheegen in lugu kalsoonan karo,taaso laga helay golaha ammaanka Qaramada Midoobay iyo kooxda sida gaarka ah ugu xilsaaran dabagalka dalalka Soomaaliya iyo Eretria.

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa dhankeeda soo dabacday document kakooban 37 bog oo copy ah,waxaana looga hadlaya lunsashada hanti ay lahayd dowladda Soomaaliya oo lugu sheegay in qab saddex geesod ah loo shir-qoolay.

…””‘Macluumadan waxaa lahelay waqti fog “waxayna katurjimeesaa dhiig miirashada madaxda qaranka iyagoo dano qaas ah u eegaya ayna muujineeso meesha ugu yare ee shirqoolka si looweeciyo hantida qaranka ee bada ku daahsoon si qiyaano aan cadeen ah,..””ayaa lagu yiri warbixinta.

Read the rest of this entry

Xildhibaano M/weyne Xasan Shiikh ka digay in Kenya loo Saxiixo Badda Soomaaliyeed

Xildhibaano M/weyne Xasan Shiikh ka digay in Kenya loo Saxiixo Badda Soomaaliyeed

Xildhibaano M/weyne Xasan Shiikh ka digay in Kenya loo Saxiixo Badda Soomaaliyeed

Sunday 13 July 2014 12:12 –Muqdisho (Moment Media Ethics) – M/weynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa u gudbiyay Q/ Midoobay Qoraal Warqad u Qoray June 30 2014 qoraalku waxuu la xariiray Badda Soomaaliya in dib u eegis lagu sameeeyo Sharciga Badda Soomaaliya ee Law 37 ee xadaynaya badda Soomaaliya guud ahaanteed kaas oo la meelmariyay sanadkii 1972.

Xildhibaano ka tirsanaa Baarlamaankii KMG ahaa oo daaday xadeynta Badda iyo Heshiis in Badda Soomaaliya lagala galo Dowladda Kenya ayaa sheegay in talaabadan loo baahan yahay in Baarlamaanka Soomaaliya uu go’aan ka qaato.

Read the rest of this entry

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qoraal Qarsoodi Shaki badan abuuraya u diray Qaramada Midoobay

First Look Media Ethics -Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa u gudbiyay Qaramada Midoobay qoraal ku taariikhaysan sida warqadaha ay muujinayaan bishii june 30 2014 qoraalkaas oo la xariira Badda Soomaaliya kana hor imaanaya ama ogolaanayaba in dib u eegis lagu sameeeyo Sharciga badda Soomaaliya ee Law 37 ee xadaynaya badda Soomaaliya guud ahaanteed kaas oo la meelmariyay sanadkii 1972.

Read the rest of this entry

Taliyaha Cusub ee Booliska oo ah Danbiile!

Taliyaha Cusub ee Booliska oo ah Danbiile!

Taliyaha Cusub ee Booliska oo ah Danbiile!

Saturday 12 July 2014 14:51 Toronto, Muqdisho (Moment Media Ethics) – Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliya Jen. Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo uu Todobaadkii hore Magacaabay Raisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh ayaa ah Dagaal ooge ay raadineyso Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya.

Dowladda Kanada ayaa raadineyso Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya Jen. Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo Dalka Kanada looga yaqaan Magaca Maxamed Xasan Faarax waxaana Generaal Maxamed Sheekh Xasan lagu heystaa Danbiyadda ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha.

“The New Somali Police Force Commissioner is a Somalian war criminal wanted by government of canada and Toronto-area police (…) he is wanted by the government of Canada for violating human rights under the Crimes Against Humanity and the War Crimes Act.”

Jen. Maxamed Sheekh Xasan ayaa Dalka Kanada iskaga soo baxay kadib markii Qoysas uu Xiligii Kacaanka si xun u galay ay ku dacweeyeen Dalka Kanada, waxaana lagu heystaa in uu ku xadgubay Xuquuqda Aadanaha, amrayna in la dilo Dad Rayid ah. Qoysaskaan ayaa Caddeyno badan hordhigay Maxkamadda.

Sidoo kale wuxuu Iibin jiray oo uu Lacag ku badalan jiray Dadkii “Kacaan Diidka” loo yaqiinay oo ku xirnaa Xabsiyadda, wuxuuna xiri jiray Ganacsatada diida Lacagta baadda.

Generaalka ayaa xiligii Kacaanka Maxamed Siyaad Barre ahaan jiray Madaxa Dambi baarista Gobolka Banaadir. Dambiyadda lagu heysto Jen. Maxamed Sheekh Xasan ayaa waxaa kamid ah Kufsi, dhac iyo Dilal.

Nin si fiican u yiqiinay Taliyaha Cusub ee Booliska xiligii uu joogay Dalka Kenya ayaa yiri “Hotelada Nairobi Caan ayuu ka ahaa oo Qamriga ayuu cabi jiray, waxaana marar badan loogu yeeray Booliska si uusan u dhibin Macaamiishta Hotelka (….) haatan garan maayo in uu Qamriga ka gudbay laakiin Sanado badan ayuu ahaan jiray ‘addicted’ (Qamriga ayaa qaban jiray)”

Magacaabista Taliyaha cusub ee Booliska ayaa timid kadib markii Labaad lasoo weeraray Madaxtooyadda Soomaaliya.

image

Sirdoon Reer Galbeed ah oo Villa Somalia Baaritaan ka Bilaabay

Sirdoon Reer Galbeed ah oo Villa Somalia Baaritaan ka Bilaabay(TOP NEWS DAAWO SAWIRADA)

Sirdoon Reer Galbeed ah oo Villa Somalia Baaritaan ka Bilaabay

Kadib weerarkii Habeen hore Maqribkii ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee waxaa baaritaano xoogan ku sameyanayay qaabka uu weerarkaasi u dhacay Qabiiro ka socda Sirdoonada Caalamka oo Muqdisho ku sugan.

Saraakiishaan Sirdoonada Mareykanka iyo qaar kamid ah wadamada Midowga Yurub ka tirsan ka socda ee xaruntooda tahay Xalane ayaa booqday goobta ay mashaqada ka dhacday iyagoo diiday in la qaado Meydadka raga la tilmaamay inay al-Shabaab yihiin ee goobta yaala.

Read the rest of this entry

Muxuu soo kordhin karaa Isbedalka lagu sameeyey Madaxda Amniga ee Dowlada?(Warbixin Xasaasi ah)

Muxuu soo kordhin karaa Isbedalka lagu sameeyey Madaxda Amniga ee Dowlada?(Warbixin Xasaasi ah)

Moment Media Ethics – Todobaadkan ayaa isbedal baaxadleh lagu sameeyey madaxdii Amniga ee dowlada Federaalka Soomaaliya kadib markii xilalka laga qaaday Taliyihii Booliiska, Madaxii Nabadsugida iyo waliba iyadoo la magacaabay Wasiirka cusub ee Amniga.

Isbedalkan oo ku yimid khasaarihii iyo fadeexadii ka dhalatay weerarkii habeenimadii Talaadada lagu qaaday xarunta Madaxtooyada Muqdisho ee Villa Soomaaliya oo muddo ka yar 7 bilood gudaheed labo goor la weeraray, goobtaasi oo ah xarunta ugu sareysa ee dowlada Soomaaliya.

Read the rest of this entry

Weerarkii Villa Somalia: Shacabka waa Marqaati in Amaanka uu gacanta ka baxay

Weerarkii Villa Somalia: Shacabka waa Marqaati in Amaanka uu gacanta ka baxay

Weerarkii Villa Somalia: Shacabka waa Marqaati in Amaanka uu gacanta ka baxay

Wednesday 9 July 2014 – Fiidnimadii Xalay (Tallaadadii), xilli Shacabka Muqdisho ay u fadhiyeen Afurka ayaa Qarax weyne oo la soctay Rasaas xoogan laga maqlay Gudaha & Banaanka Dhismaha Madaxtooyadda Soomaaliya, Villa Somalia, waana markii labaad.

Hadaba sidee wax u dhaceen?

Rag ka tirsan Kooxda Al shabaab oo watay Gaari NOAH ah ayaa, islamarkaana ku hubaysanaa Walxaha qarxa & AK-47 ayaa u suura gashay in ay si nabad ah uga gudbaan 2 Bar Koontarool, iyagoo iska dhigaya inay ka tirsan yihiin Ciidamo Illaalo u ah qaar ka tirsan Wasiiradda Dowladda.

Read the rest of this entry

MY LIFE IN MOGADISHU: THE VIEW FROM INSIDE THE VILLA SOMALIA – BY JUSTIN MAROZZI

MY LIFE IN MOGADISHU: THE VIEW FROM INSIDE THE VILLA SOMALIA – BY JUSTIN MAROZZI

MY LIFE IN MOGADISHU: THE VIEW FROM INSIDE THE VILLA SOMALIA – BY JUSTIN MAROZZI

Moment Media Ethics – When I heard about the terrorist attack in Kenya on June 17, I felt sick. Gunmen from Al Shabab, Somalia’s Al Qaeda franchise, had shot up a crowd of football fans watching the World Cup in the coastal town of Mpeketoni before attacking a bank, hotels and the local police station. The death toll was at least 60.

When you live in one of the world’s most dangerous places like Mogadishu, as I did from January last year, you get used to terrorist attacks. The sudden explosion which sends a shock wave across the city and makes you flinch involuntarily. The almost instant burst of machine-gun fire that follows the blast and rattles away for minutes. The wailing sirens of the emergency services. Then come the phone calls you must make to check friends and colleagues are all right, emails to colleagues and family letting them know you are unscathed. Perhaps a prayer for the dead and, simmering in the background, unspoken relief that it wasn’t you.

Read the rest of this entry