Dowlad Goboleedka Puntland oo xiriirka maanta u jartey Dowlada Federaalka Posted on August 1, 2014 by africorruption

Dowlad Goboleedka Puntland oo xiriirka maanta u jartey Dowlada Federaalka Posted on August 1, 2014 by africorruption

Dowlad Goboleedka Puntland oo xiriirka maanta u jartey Dowlada Federaalka

Moment Media Ethics – 31 JUL 2014: HOOS KA DAAWO: SHIRKII JARAA’ID EE MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND:

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ugu yeertay xubnaha kasoo jeeda deegaanadeeda ee uga jira dowladda federalka Soomaaliya inay muddo 15 cisho ah ku yimaadaan gudaha Puntland si ay wadatshi ula sameyso.

Go’aankaan ayaa ka dambeeyay shir deg deg ah oo galabtay galinkii dambe xarunta madaxtooyada ay ku yeesheen golaha wasiirada ee dowladda Puntland oo uu shir gudoominayay madaxweyne Gaas.

image                        Read More: Taariikhda Madow ee Dr. Cabdiweli Gaas

War-saxafaadeed kasoo baxay shirkaan oo uu saxaafada u aqriyay madaxweynaha Puntland Dr. Cabdi-Welli Gaas ayaa wuxuu sheegay in dowladda Puntland ay gabi ahaanba xiriirkii ujartay dowladda federalka Soomaaliya, isla markaana waxa maamul ku sheega looga dhawaaqey Madaxtooyada Muqdisho aysan ahayn wax jira, Galkcayana ay ka tirsan Dowlad Goboleedka Puntland; ayuu yiri Madaxweynaha Puntland CabdiWelli Gaas.

Madaxweynaha ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan hishiiska maamulka u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud oo uu ku sifeeyay inuu kasoo horjeedo dastuurka kmg ah ee Soomaaliya (Halista Dastuurka Cusub ) islamarkaana uu yahay xad gudub lagu sameynayo dhul kamid ah Puntland. Wuxuuna ku eedeeyay madaxda dowladda federalka Soomaaliya oo ah Madaxweyne Xassan Sheekh iyo Ra’isul Wasaare Cabdiwelli inay horseed ka noqdeen hishiis ka hor imaanaya dastuurka dalka; isla markaasna ay cadeysteen cadowtinimada ay u qabaan reer PUNTLAND; ayuu yiri Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland

Read More: Dowlad Goboleedka Puntland oo xiriirka maanta u jartey Dowlada Federaalka

Somali MPs from Puntland region withdrew from capital

Somali MPs from Puntland region withdrew from capital

SomaliArgument Online – Saturday, August 2, 2014 – At least six members of Somalia’s federal parliament who descend from the regional state of Puntland have today returned to their home region due to a dispute between the federal government and Puntland.

The withdrawal of the six legislators from the capital Mogadishu comes several days after the region’s president Abdiweli Mohamed Ali Gaas gave them an ultimatum of 15 days to return to the Puntland region.

The call followed after Somali government announced the formation of central Somali state which consists of two regions: Mudug and Galgaduud, but this was boycotted by the Puntland state which partially controls Mudug region.

Hassan Abshir Farah who was leading the delegation of lawmakers told reporters at the airport upon arrival that they accepted the call by the Puntland leader and we are glad to be back home safely.

Puntland president Abdiweli Gaas said he was very happy with the return of the six lawmakers to the region.

“I kindly thank you for embracing my call to return to your home region” President Abdiweli Gaas told the lawmakers during meeting at his compound in the town of Garowe.

There are other members of the parliament and government ministers who are also hailed from Puntland and it is not yet clear whether they will accept President Gas’s ultimatum.

image image image

image image image image image

Read More: Taariikhda Madow ee Dr. Cabdiweli Gaas 

Advertisements

Posted on August 2, 2014, in Moment Media Ethics. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: