Monthly Archives: September 2014

Isku Si Wax Ma U Qiimaysan Karnaa?

Bulsho wada Munaafaqowday!

Bulsho wada Munaafaqowday!

Isku Si Wax Ma U Qiimaysan Karnaa?

Wednesday 5 February 2014 SomaliArguments — Dawladnimadu waa Hannaan Maamul iyo hab abaabul Bulsheed oo horumarsan, mana jiri karto dunidan cusub Ummad ka maarantaa. Ha ahaatee dawladnimada cusubi dadka Soomaalida wax ay u sidday Hoog iyo Xanuun.

Berigii geelasha gooni gooni loo ka la raacan jiray baa la roonaaye, kolkii wax la isku darsaday waa la is eeday oo la isku halligmay. Awal iyo iyo weligeedba waa la is layn jiray laakiin isku itaal baa la ahaa, dawladnimada ayaa se noqotay awood dheeraad ah oo la isku dilo oo la isku dumiyo. Read the rest of this entry

Madaxweynaha oo rabo inuu Xilka ka qaado Taliyaha Booliska Soomaaliya

Madaxweynaha oo rabo inuu Xilka ka qaado Taliyaha Booliska Soomaaliya

Muqdisho (SomaliArguments) 23 September 2014 – Illo Xog Ogaal ah ayaa u sheegay SomaliArguments Online in Madaxweyne Xasan Sheekh uu la-tashiyo la samaynayo Wasiirka Amniga Khaliif Ereg, Xildhibaanno & Saraakiil Ciidan si Xilka looga qaado Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Maxa’ed Sheekh Xasan, loona helo Shaqsigii lagu bedeli lahaa.

Read the rest of this entry

Sanbaloolshe “Dagaal socdo iyo Shaag wareegaya ayaan soo dhexgalay…”

Sanbaloolshe “Dagaal socdo iyo Shaag wareegaya ayaan soo dhexgalay…”

SomaliArguments | Muqdisho | September 22, 2014 | Sambalooshe oo ka hadlayey xarigga Xildhibaan ka tirsan Baarlammaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in falkaasi uu u dhacay si kama’ ah ama kedis ah oo durbana lasii daayay Xildhibaanka, markiisida uu sheegay uu maqlay xarigga Xildhibaanka uuna isaga sii daayay. Read the rest of this entry

Cabdi Qeybdiid oo gudbiyay dacwad ka dhan ah Puntland

Cabdi Qeybdiid oo gudbiyay dacwad ka dhan ah Puntland

SomaliArguments| Muqdisho | September 22, 2014 | Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) Madaxwaynaha Maamulka Galmudug, ayaa sheegay in Warqad Dacwad ka dhan Puntland u gudbiyay Dowladda Federaalka & Beesha Caalamka.

Madaxweyne Qeybdiid ayaa Dawcadiisa waxa ay timid kadib markii muran uu ka dhashay Garoonka Diyaaradaha ee Koonfurta Gaalkacyo, waxaana hadda uu Cabdi Qeybdiid ku xayiran yahay Mudo 4 Maalmood ah Magaalada Muqdisho. Read the rest of this entry