Prof Geedi oo Stockholm kula kulmay Per Lindgärde

imageSomaliArguments – Wefdiga uu hogaaminayey Raysal wasaarihii hore ee Somalia Prof Cali Maxamed Geedi ayaa la kulmay Maanta Per Lindgärde oo u qaabilsan geeska Afrika wasaaradda arrimaha dibadda Sweden.

Ayaa waxay kawada hadleen in la dhiiri galiyo nabada soomaaliya iyadoo dawlada swedan lacag baden ku bixiso horumarka soomaaliya gaar ahaan nabada. iyo dawlad wanaaga.
Wadanka Sweden waxaa ku nool qurbojoog Somaaliyeed oo faro badan kuwaas oo lagu qiyaaso in ka badan 50 000 Soomaali ah.
Iyagoo ah jahliyada ugu baden ee ka timid Qaarada Africa. Dawlada swedan ayaa danaynaysa nabad ka dhalata soomaaliya.
Danjire per lingärde ayaa sheegtay in Dowladda Sweden ay ka go’antahay saacidaada Soomaaliya oo wuxuu yiri waxaan rabnaa inaan noqono laba dal oo ka wada shaqeeya sidii Soomaaliya ay u noqon laheyd dal nabad ah oo shacabka Soomaaliyeed ay u heli lahayeen amni waara iyo horumar. Isagoo hadalkiisa siiwata ayuu sheegay
Inay marnaba aaney ogoleen in maqti lagu darsado waqtiga doorashada 2016 inta ka horeysana madaxda dawlada hada jirta ay muujiyaan midnimo wada shaqeen si loogato horumar.swedan ayaa ka mida dawladaha lacagta ugu badan bixinaya higelinta heshiiska Somali New Deal Compact (2014-2016)
Raysal wasaari hii hore TNG somali ayaa uga mahadcelisay hawsha ay dawlada swedan somaliya ka hayso
Prof Geedi ayaa socdaalkiisa Qaarada yurub u jeedadiisu tahay in uu dhagaysto jahliyadaha Finland iyo swedan iyo dawladaha ay la joogan madaxdooda. Isagoo kamida siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya.
Prof Geedi xukumadiisii ayaa hirgalisay in dawlada dhexe ee Faderaalka ah ka shaqeyso caasimada soomaaliya lana furo dakada muqdisho iyo gedida diyaaradah ee aaden cad. Xarunta madaxtooyada. Waa guul ay beesha caalamku ku tix galiyaan xukumada Geedi.

image image image image

Advertisements

Posted on October 1, 2014, in Moment Media Ethics. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: