Dr.Cabdiraxmaan Baadiyoow oo la kulmay hay’addaha dowladda Finland iyo Jaaliyadda Soomaalida Finland.+Sawiro

 Dr.Cabdiraxmaan Baadiyoow oo la kulmay hay’addaha dowladda Finland iyo Jaaliyadda Soomaalida Finland.+Sawiro


Dr.Cabdiraxmaan Baadiyoow oo la kulmay hay’addaha dowladda Finland iyo Jaaliyadda Soomaalida Finland.+Sawiro

SomaliArguments – Dr.Cabdiraxmaan Baadiyoow oo soo gaaray dalka Finland, ayaa kulamo kale gadisan la yeeshay hay’addaha dowladda Finland iyo Jaaliyadda Soomaalida Finland.

Kadib booqasho uu ku soo gaaraydalaka Finland. Dr.Cabdiraxmaan Baadiyoow oo ka mid ahaa musharaxiintii isu soo taagay xilka Madaxweynaha Soomaaliya sanadkii 2012 , xilligaa soo looga guuleeystay ayaa hadda wada da’daalo uu ku doonayo tartanka doorarashada soo socota ee sanadka 2016, isagoo sameeystay xisbi lagu magacaabo Somali National Porty(SNP).

Read the rest of this entry

Advertisements

Isku Si Wax Ma U Qiimaysan Karnaa?

Bulsho wada Munaafaqowday!

Bulsho wada Munaafaqowday!

Isku Si Wax Ma U Qiimaysan Karnaa?

Wednesday 5 February 2014 SomaliArguments — Dawladnimadu waa Hannaan Maamul iyo hab abaabul Bulsheed oo horumarsan, mana jiri karto dunidan cusub Ummad ka maarantaa. Ha ahaatee dawladnimada cusubi dadka Soomaalida wax ay u sidday Hoog iyo Xanuun.

Berigii geelasha gooni gooni loo ka la raacan jiray baa la roonaaye, kolkii wax la isku darsaday waa la is eeday oo la isku halligmay. Awal iyo iyo weligeedba waa la is layn jiray laakiin isku itaal baa la ahaa, dawladnimada ayaa se noqotay awood dheeraad ah oo la isku dilo oo la isku dumiyo. Read the rest of this entry

Madaxweynaha oo rabo inuu Xilka ka qaado Taliyaha Booliska Soomaaliya

Madaxweynaha oo rabo inuu Xilka ka qaado Taliyaha Booliska Soomaaliya

Muqdisho (SomaliArguments) 23 September 2014 – Illo Xog Ogaal ah ayaa u sheegay SomaliArguments Online in Madaxweyne Xasan Sheekh uu la-tashiyo la samaynayo Wasiirka Amniga Khaliif Ereg, Xildhibaanno & Saraakiil Ciidan si Xilka looga qaado Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Maxa’ed Sheekh Xasan, loona helo Shaqsigii lagu bedeli lahaa.

Read the rest of this entry

Sanbaloolshe “Dagaal socdo iyo Shaag wareegaya ayaan soo dhexgalay…”

Sanbaloolshe “Dagaal socdo iyo Shaag wareegaya ayaan soo dhexgalay…”

SomaliArguments | Muqdisho | September 22, 2014 | Sambalooshe oo ka hadlayey xarigga Xildhibaan ka tirsan Baarlammaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in falkaasi uu u dhacay si kama’ ah ama kedis ah oo durbana lasii daayay Xildhibaanka, markiisida uu sheegay uu maqlay xarigga Xildhibaanka uuna isaga sii daayay. Read the rest of this entry

Cabdi Qeybdiid oo gudbiyay dacwad ka dhan ah Puntland

Cabdi Qeybdiid oo gudbiyay dacwad ka dhan ah Puntland

SomaliArguments| Muqdisho | September 22, 2014 | Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) Madaxwaynaha Maamulka Galmudug, ayaa sheegay in Warqad Dacwad ka dhan Puntland u gudbiyay Dowladda Federaalka & Beesha Caalamka.

Madaxweyne Qeybdiid ayaa Dawcadiisa waxa ay timid kadib markii muran uu ka dhashay Garoonka Diyaaradaha ee Koonfurta Gaalkacyo, waxaana hadda uu Cabdi Qeybdiid ku xayiran yahay Mudo 4 Maalmood ah Magaalada Muqdisho. Read the rest of this entry

Bulsho wada Munaafaqowday!

Bulsho wada Munaafaqowday!

Bulsho wada Munaafaqowday!

Tuesday 19 August 2014 | Xisbiga Xuriyadda | Xurriyad la’aanta iyo Qofku in uusan cabbiri karin aragtidiisa sax iyo qaladba, waxay horseeddaa faafidda munaafaqnimda iyo bulsho aan soo bandhigi karin xumaanteeda iyo samaanteeda.

Read the rest of this entry

Dowlada Federaalka SOOMAALIYA oo soo yareysay gobolada ay ka taliyaan Puntland iyo Somaliland

Dowlada Federaalka SOOMAALIYA oo soo yareysay gobolada ay ka taliyaan Puntland iyo Somaliland

Dowlada Federaalka SOOMAALIYA oo soo yareysay gobolada ay ka taliyaan Puntland iyo Somaliland

August 19, 2014– 19 Aug 2014: SomaliArguments – Soomaaliya oo ah saldhiga looga taliyo dowladda federaal-ka Soomaaliya ayaa waxaa maalmihii u danbeeyay laga dareemayaa guux siyaasadeed oo dhoola cadeyn ku dheehan tahay, madaama ay dowladdu ku guuleysatay in Cali Khaliif Galeyr uu noqdo Madaxweyna Maamulka Khaatumo State, iyadoo maamulkani dhabar-jab ku noqonayo maamulada PUNTLAND IYO SOMALILAND.

Hada waxaa laga diyaarinayaa Villa Soomaaliya in Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqo aqoonsiga Khaatumo in uu yahay maamul Soomaaliyeed oo ka tirsan maamulada dalka ka jira.

Tani ayaa macno ahaan noqoneysa in dhulka Khaatumo ka taliso uu noqon doono labo gobolka kuwaasi oo kala ah Sool iyo Sanaag oo dadka dagaa xoogoodu ay ka soo horjeedaa maamulada Somaliland iyo Puntland oo dhulkaasi sheegashadiisa isku heysta inta badani.

Hadii Khaatumo qaadatay Sool iyo Sanaag, Somaliland waxa ay ku soo koobmeysaa sadax gobol, halka Puntland ay isugu imaan doonto ka talinta Nugaal iyo Bari OO KELIYA.

Taasi oo ay dheertahay in dhulkii ay PUNTLAND sheeganeysay ee ahaa Gobolka Mudug hadda lagu biirayay maamulka gobolada dhexe.

Si kastaba, aqoonsi buuxa oo Khaatumo ay ka hesho dowladda iyo beesha caalamka ayaa ka dhigan in Puntland iyo Somaliland ay waayaan dhul muhiim u ah oo ay ku badsan jireen marka ay timaado dhul weyni.

HUB ka dhigista ‘HADAL iyo HOO’ ha laga hormarsho!

 

HUB ka dhigista ‘HADAL iyo HOO’ ha laga hormarsho!

HUB ka dhigista ‘HADAL iyo HOO’ ha laga hormarsho!

“Al”Curuba Night Club ayaan DJ ka ahay!”

Monday 18 August 2014 – SomaliArguments — Xilliyadii Siyaad Barre xukunkiisu jiray, weliba markii uu ugu awoodda badnaa, ayaa la soo qabqabtay dhawr lagu tuhmayay xagjirnimo. 10 ka mid ah baa tiirka la geeyay oo la toogatay, maalintii ku xigtay ayaa la yiri; “Qaar baa harsan weli oo dhuumaalaysanayee ha la soo qabto”.

Read the rest of this entry

Bannaanbaxyadii 2007-dii iyo kan 2014-ku Maxey ku kala duwan yihiin?

image

Bannaanbaxyadii 2007-dii iyo kan 2014-ku Maxey ku kala duwan yihiin?

SomaliArguments — Nin muddo badan ka soo muuqanayay Sawirrada laga soo qaado bannaan baxyada beeleysan, ee caadada u noqday dadka soomaaliyeed, ayaa la weydiiyay; “Ninyahow, ilaa intaan ku arkeynnay bannaan bax aan waxba soo kordhinayn uun baad ku jirtaaye, maxaa kuugu wacan? Miyaadanse ka daalin waxaan ujeeddo suubban oo ka danbeysa laheyn?”

Read the rest of this entry

Madaxweyne Cabdi Wali Gaas oo noqday Isku Qabe aan Loo Qabin !!!

 Madaxweyne Cabdi Wali Gaas oo noqday Isku Qabe aan Loo Qabin !!!


Madaxweyne Cabdi Wali Gaas oo noqday Isku Qabe aan Loo Qabin !!!

SomaliArguments – Haddii dowlada federaalka aayan sharci adag marin Gaas iyo xubnaha xildhibaanada qabiilka noqday ee ka tagay xildhibaanada qaranka ee dowlada federaalka xaqiiqdii waxaa furmaya dariiq cusub iyo fowdo aanan hore loo arag,balse waxaa aay noqoneeysaa in fowdadaa noqoto mid aay ku kacaan kuwa hada .

Read the rest of this entry